TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb waxaa goor dhow ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug. Doorashada ayaa waxa ku tartamaya Afar Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug iyo Shan musharax u taagan xilka Madaxweyne ku-xigeenka. Musharaxiinta ku tartamaya doorashada madaxweynaha ayaa kala ah Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), Cabdiraxman Axmed Sabriye, Axmed Shire Maxamed (Falagle) … Continue reading TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb